Ismariwaaga u dhaxeeya Farmaajo iyo Mucaaradka oo abuuray caqabado hor leh

Mucaaradka Soomaaliya ayaa wajahay dib u dhac siyaasadeed oo culus kaddib markii uu ku baaqay in la dhiso “Gole Badbado Qaran” oo ku meel gaar ah xilli xilhayntii hay’addaha dastuuriga ah (baarlamaanka iyo madaxtooyada) ay dhammaadeen (December 27, 2020 iyo February 8, 2021). Qalalaasaha siyaasadeed waxuu walaac geliyey dunida, waxaana laga yaabaa inuu dhaawici doono … Continue reading Ismariwaaga u dhaxeeya Farmaajo iyo Mucaaradka oo abuuray caqabado hor leh